Luqada carabiga waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay. Luqadaha carabigu ay saamaysay Af-Turki Af-Faarisi Waa afka Iiraan lagaga hadlo Af-Kurdi Waa afka ay kuhadalaan shacabka kurdida ee kunool wadamada Turkiga ciraaq iyo Iiran Af-Indunuusiyaan Waa luqada rasmiga h ee wadanka Indunisiya Af-Isbaanish waa af wadamo badan u rasmiah oo ay kamid tahay wadanka Isbania Halka ay kasoojeedo carabigu Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga Meelaha laga qoro xurrfta afka carabiga Aduunka meelaha laga isticmaalo. → Wadamada sida rasmiga ah u isticmaala xarfaha luqada carabiga. → Wadamada aan sida rasmiga ah u adeegsan xuruufta af carabiga. Flag of Saudi Arabia.svg Sacuudi Carabiya Flag of Algeria.svg Aljeeriya Flag of Egypt.svg Masar Flag of Iraq.svg Ciraaq Flag of Jordan.svg Urdun Flag of Libya.svg Liibiya Flag of Morocco.svg Marooko Flag of Somalia.svg Soomaaliya Flag of South Sudan.svg Koonfur Suudaan Flag of Sudan.svg Suudaan Flag of Syria.svg Suuriya Flag of Tunisia.svg Tuuniisiya Flag of the United Arab Emirates.svg Imaaraatka Carabta, Flag of Yemen.svg Yaman. Flag of Djibouti.svg Jabuuti Flag of Lebanon.svg Lubnaan Flag of Qatar.svg Qatar Flag of Bahrain.svg Baxrayn Flag of Kuwait.svg Kuwayt Flag of Oman.svg Cumaan Flag of Mauritania.svg Muuritaaniya Flag of the Comoros.svg Jusur alqamarKomoros Flag of Chad.svg Jaad Flag of Israel.svg Israa'iil Flag of Palestine.svg Falasdiin |
About us|Jobs|Help|Disclaimer|Advertising services|Contact us|Sign in|Website map|Search|
GMT+8, 2015-9-11 20:13 , Processed in 0.158159 second(s), 16 queries .